(Daawo Sawirro) Burburka soo gaaray xeradii Inji ee ay ku jireen Masuuliyiintii Ahlu suna

Burbur xooggan ayaa soo gaaray Xerada Inji ee magaalada Dhuusamareeb oo ay ku dagaalamayeen muddo ka badan 24 saacadood ciidamada ahlu suna iyo kuwa DF. Madaafiic xoogan oo ku dhacday dhismeyaasha ku yaalla gudaha xerada ayaa sababay burbur xoogan oo soo gaaray derbiyada iyo saqaafka sare ee guryaha iyo hoolalka halkaas ku yaalla. Waxaa sidoo … Continue reading (Daawo Sawirro) Burburka soo gaaray xeradii Inji ee ay ku jireen Masuuliyiintii Ahlu suna